Erayga Radio-ga Radio-gu waxuu dhex u yahay dhamaan bulshada reer Somaliland waxuuna soo dhawaynayaa aragtiyahooda , waxuuna u heellanyahay soo gudbinta wararka xaqiiqda ah ee ka jira dalka, sidaa darteed radio-gu ma aha mid lug ku leh dawlad,xisbi ama ururro kale. Halkaas waxa laga fahmi karaa in idaacaddani ay dhex u tahay dhamaan qaybaha bulshad reer Somaliland...More
|
|